canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga | Archive | Xanta Lamaanayaasha

Xanta Lamaanayaasha

Karan Johar Oo Ka Hadlay Khilaafka Kala Dhexeeya Kajol: “Wax Walba Dhammaad Ayey Leeyihiin”

Karan Johar waa filimsameeye sidoo kale agaasime dhanka aflaanta ah waana nin caan ka ah shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Industry. Dhawaan ayuuna daaha

Continue Reading »

Qeybta Xanta Lamaanayaasha

Dhalashada Siddharth Malhotra Awgeed Alia Bhatt Oo Kulan Qado Saaxiibkeed La Qaadatay

Birthday Boy Siddharth Malhotra oo maanta u dabaal dagayay sanad guuradiisa 32-aad ayaa aad ugu farxay gabadha lagu xanto Alia Bhatt inay kulan qado la

Continue Reading »

Xanta Lamaanayaasha Archives

Salman Khan Oo Goobta Lagu Duubayey Filimka Jagga Jasoos Ku Bahdilay Ranbir Kapoor Wuxuuna La Kulmay…
- Jan 16, 2017
Arrintaani waxay dhacday dhowr maalmood ka hor, atariishada caanka ah ee shirikadda aflaanta Bollywood Katrina Kaif waxay markaas duubeysay filimka Jagga Jasoos oo ay la hogaamineyso saaxiibkeedii hore wiilkii uu jaceylku ...
Atariishada Bollywood Sonam Kapoor Oo Ka Hadashay Arrimo Xiiso Leh Oo Ku Saabsan Wiilka Lagu Xanto Anand Ahuja!
- Jan 16, 2017
Atariishada weyn ee shirkadda aflaanta Bollywood Sonam Kapoor ayaa waxaa muddo dheer lagu xamanaayey inuu xiriir jaceyl kala dhexeeyo Anand Ahuja, wararkaas xanta ah marnaba hoos uma aysan dhicin. Sonam Kapoor ...
Kareena Kapoor: “Xiddigaha Bollywood Lacagta Iyo Guulaha Way Ka Siman Yihiin Balse Marka La Joogo Sariirta Saif Ali Khan Looma Dhawaan Karo”
- Jan 16, 2017
Kareena Kapoor Khan iyo atariishada ay saaxiibka dhow yihiin Sonam Kapoor ayaa si wadajir ah uga soo muuqday xalqaddii xalay la daawaday ee showga Koffee With Karan Season 5 kaasoo ...
KOFFEE WITH KARAN 5: Atariishada Caanka Ah Priyanka Chopra Oo Ka Hadashay Arrimo Ku Saabsan Guurkeeda!
- Jan 16, 2017
Xiiso gooni ah ayey yeelan doontaa xalqadda ay atariishada weyn ee reer India Priyanka Chopra ku leedahay barnaamijka la isku wareysto ee Koffee With Karan 5 waxayna noqon doontaa xalqadda ...
Sushant Singh Rajput Oo Lagu Arkay Banaanka Guriga Kriti Sanon, Muxuu Halkaas Ka Qabanaayay
- Jan 16, 2017
Jilaaga la wada jecel yahay Sushant Singh Rajput ee sanadkii hore filimkiisa MS Dhoni Hit-ka weyn noqday ayaa beryahan is gaad gaad ku haayo atirishada dhalinta yar Kriti Sanon. Sidaa darteed Sushant Singh ...
Kareena Iyo Karishma Waxay Rabaan In Ranbir Kapoor Uu Guursado Sonam Kapoor
- Jan 15, 2017
Labada gabdhood ee walaalaha ah kana tirsan Bollywood-ka Kareena Kapoor Khan iyo Karishma Kapoor hal arin oo ay ka mideesan yihiin ayay shaaca ka qaadeen. Kareena iyo Karishma waxay rabaan saaxiibtooda ...
SAWIRRO: Bal Arag Isbedelka Ku Dhacay Atariishada Kasoo Muuqatay Filimkii Aad Loo Jeclaa Ee Bhabi Ji Ghar Par Hai
- Jan 15, 2017
Shacbiyad badan ayaa ku xirneyd filimkii tixanaha ahaa Bhabi Ji Ghar Par Hai kaasoo ahaa filim shactaro ah oo la daawaday sannadkii 2015kii. Atariishada lagu magacaabo Shoma Rathod ayaana lagu xusuustaa ...
U GAAR AH RAGGA: Tani Waa Waxa Ku Dhici Doona XUBINTAADA TARANKA Marka Aad Habeenkii Nigiska Ku Jiifato
- Jan 15, 2017
Hurdadu waa mid cajiib ah. Si kastaba ha ahaatee, hababka aan u seexano ayaa dood badan laga keenay caafimaad ahaan. Hubanti waxaa ah in hurdadu waxay kaa caawineysaa inaad dib usoo ...
KASHIFAAD: Salman Khan, Karan Johar Iyo Xiddigaha Bollywood Ee Lagu Xanto Inay Lagaroone Yihiin, Abhishek Bachchan Oo Ku Jira Kuwa Bannaanka Iskeenay
- Jan 15, 2017
Shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Industry waxay ka mid tahay shirkadaha ugu caansan caalamka kuwaada aflaanta qiimaha leh sameeya. Waxaana u shaqeeya shaqsiyaad magac weyn ku leh caalamka. Si kastaba ...
Inay Galmo Ku Sameysay Talefoonka Iyo Inay Shumisay Wiil Ay Kala Hareen – Priyanka Chopra Oo Sir Badan Bannaanka Soo Dhigtay!
- Jan 15, 2017
Showga Koffee With Karan Season 5 waa midka ugu soo jiidashada badan ee haatan ka baxa talefashinnada maxalliga ah ee dalka India. Xalqad kasta waxay xambaarsan tahay xiiso gooni ah, ...
Abhishek Bachchan Oo Xaaskiisa Aishwarya U Mahad Celiyay Xili 10-Sano Ay Kasoo Wareegatay Daawashadii Filimkoodii Guru
- Jan 13, 2017
Filimka Guru ee uu Director Mani Ratman sameeyay ayaa kasoo wareegatay 10-sano markii tiyaatarada la saaray maanta oo kale waxaana filimkaan wada jileen Abhishek Bachchan iyo xaaskiisa Aishwarya Rai Bachchan. Abhishek Bachchan ...
Aditya Roy Kapoor Oo Kala Doortay Midda Uu Jecel Yahay Ciyaarta Kubadda Cagta Iyo Shukaansiga Hablaha!!!
- Jan 13, 2017
Atooraha la jecel yahay ee shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood wiilka lagu magacaabo Aditya Roy Kapoor ayaa daaha ka qaaday inuu shukaansiga gabdhaha ka jecel yahay daawashada ciyaarta kubadda ...
Waa Kuma Wiilka Sida Lama Filaanka Ah U Guursaday Gabadha La Dhalatay Shahid Kapoor?
- Jan 13, 2017
Shahid Kapoor ayaa ka yaabsaday taageereyaashiisa iyo asxaabtiisa Bollywood Town markii uu guursaday xaaskiisa haatan Mira Rajput. Laakiin waxay u muuqataa in walaashiis Sanah Kapoor ay raacday wadadii uu falay ...
Ma Runbaa In Hada Ka Hor Xiriir Jeceyl Dhex Maray Prabash Iyo Atirishada Aan Ka Dhicin Trisha Krishnan
- Jan 11, 2017
Qaar ka mid ah aqristayaasheena ayaa marar kala duwan nasoo weydiiyeen in labada xidig ee Koonfur Hindiya caanka ka Prabhas iyo Trisha Krishnan uu xiriir jeceyl dhex maray. Hadaba baaritaan badan ...
Anushka Sharma Iyo Virat Kohli Waxay Diyaarsadeen Gurigii Ay Ku Wada Noolaan Lahaayeen
- Jan 11, 2017
Lamaanaha caanka ah ee lagu wado inay is guursadaan Anushka Sharma iyo Virat Kohli ayaa la xaqiijiyay inay guri cusub gateen dhawaana u guuri doonaan. Anushka Sharma iyo Virat Kohli waxaa ka ...
Hrithik Roshan Oo Weerar Ku Qaaday Kangana Ranaut Iyo Dagaal Afka Ah Oo Dhexmara Labadooda Oo Wadada Kusoo Jira!
- Jan 11, 2017
Sannadkii dhammaaday 2016ka, shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood uma aheyn sannad lagu riyaaqay marka la fiirsho khilaafyada muranka dhaliyey ee dhexmaray shaqaalaheeda iyo fadeexooyinka bannaanka lasoo dhigay. Atariishada caanka ah ...
Miyaa La Gaaray Xilligii Ay Deepika Padukone Qiran Laheyd Jaceylka Ay U Qabto Ranveer Singh? – Showga Ellen DeGeneres Ayaa Kala Caddeyn Doona
- Jan 11, 2017
Showga laga jecel yahy Mareykanka Ellen DeGeneres ayaa dhowaan waxaa lagu arki doonaa atariishada u dhalatay dalka India Deepika Padukone, waxaana looga wareysan doonaa arrimo la xiriira nolosheedka shaqsiga ah ...
HOLLYWOOD: Lammaanaha Caanka Ah Angelina Jolie Iyo Brad Pitt Oo Gaaray Heshiis Ku Saabsan Furriinkooda
- Jan 11, 2017
Atariishada caanka ah ee shirkadda aflaanta Hollywood Angelina Jolie ayaa go’aansatay inay burburiso guurkeedii ay lacagta faraha badan ku baxday markii ay maxkamadda dhigtay warqad ay furriin uga dalbaneyso seygeeda ...

Next Page »