Wararka Maanta

Sridevi ” Jhanvi Waxay Rabtaa Inee Guursato Nin Sida Aabaheed Boney Kapoor Oo Kale Ah”

src=”//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js”>   Sridevi waxay aad ugu mashquul santahay xayeysiin usameynta filimkeeda xiga ee Mom kaaso uu Director ka yahay Ravi Udyawar halka uu qarash gareye

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Waa Maxay Arimaha Sababi Karo In Filimka Tubelight Ka Hor Istaagaan Inuu Blockbuster Noqdo

Filimka weyn Tubelight waxaa ka harsan daawashadiisa gudaha Hindiya saacado kooban sidaa darteed warbixin walbo oo ku saabsan inaan idinla wadaagno diyaar ayaan u nahay.

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

7-Arimood Oo Filimka Tubelight Loo Daawan Doono Iyo Xiisaha Uu Leeyahay (+Sawiro)
- Jun 22, 2017
Filimka Tubelight maalinta berito ah ayaa tiyaatarada laga daawan doonaa waxaana hogaamiye ka ah Mega Star Salman Khan halka Kabir Khan uu Director ka yahay. Hadaba filimkaan hadal heyntiisa aadka u ...
Waxaa Si Rasmi Ah Shaaca Looga Qaaday Filimka Tubelight Tiyaatarada Laga Daawan Doono Dibad Iyo Dal
- Jun 22, 2017
Kooxda filimka Tubelight iska leh waxay si rasmi ah shaaca kaga qaadeen in filimkaan weyn laga daawan doono 5500 tiyaatar oo gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka isugu jiraan. Tubelight gudaha Hindiya oo kaliya ...
Rasmi: Heesta Magaca Filimka Mubarakan Wadato Oo Lasoo Bandhigay Waana Hees Shidan (+Video)
- Jun 22, 2017
Labo maal mood kadib markii goos gooska filimka Mubarakan lasoo bandhigay maantana waxaa daaha laga qaaday heesta kowaad ee filimkaan. Heesta Mubarakan muuqaal ahaa waxaa kasoo muuqdeen hogaamiyaasha filimkaan Athiya Shetty, Arjun ...
Director SS Rajamouli Iyo Filimkiisa Baahubali 2 Maxay Ka Dooneen Dalka Russia?
- Jun 22, 2017
Director SS Rajamouli iyo filimkiisa Baahubali 2 waxay haatan ku sugan yihiin dalka Russia gaar ahaan xaruntiisa Moscow waxaana kusoo dhaweeyay halkaa halyeega Bollywood-ka Gulshan Grover. Director SS Rajamouli wuxuu Russia ...
Maqaal Boxoffice India: Filimka Tubelight Oo Si Wacan Loo Iibsanaayo Tikitkiisa Hormariska Ah
- Jun 22, 2017
Shabakada Boxoffice India ayaa maqaal cusub ku xaqiijisay in filimka Tubelight iibsashada tikit yadiisa hormariska ah si wanaagsan u socoto. Boxoffice India waxay sheegtay inay arin wanaagsan tahay balse aan lala ...
Ka Hor Filimka Tubelight 7-Filim Oo Uu SRK Ku Yeeshay Muuqaalo Marti Aan la Hilmaami Karin Nala Arag (+Sawiro)
- Jun 22, 2017
Bollywood King Khan wuxuu muuqaal marti oo xiiso badan ku leeyahay filimka Tubelight ee Mega Star Salman Khan hogaamiyaha ka yahay lana daawan doono maalinta berito ah. Hadaba inta aan muuqaalka ...
Ugu Dambeyntii Gabadha Musal Salada Caanka Ku Ah Mouni Roy Oo Akshay Kumar La Duubi Doonto Filimka Gold
- Jun 22, 2017
Waxaan horey idin kula wadaagnay gabadha musal salada caan ku ah Mouni Roy gaar ahaana musal salka Naagin 2 magac weyn ku yeelatay inay Super Star Akshay Kumar la sameyn ...
Labadii Kala Guureen Arjun Kapoor Iyo Sonakshi Sinha Waxaa Isku Keeni Doono Anil Kapoor!
- Jun 22, 2017
Arjun Kapoor iyo Sonakshi Sinha hada ka hor waxaa dhex maray xiriir waqti badan soconin intii ay filimka Tever wada duubayeen. Laakiin bilawgii sanadii 2015 ayay si rasmi ah u kala ...

Next Page »