Nolosha Jilaayaasha

8-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Filim Labaad Saxiixdeen Ayagoo Filimkooda 1-aad La Daawanin (+Sawiro)

Super Star Sunny Deol wiilkiisa Karan Deol asigoo filimkiisa kowaad soo bixin ayaa u suura gashay inuu filim labaad saxiixdo sidaa darteed liis gaar ah

Continue Reading »

Qeybta Nolosha Jilaayaasha

Atariishada Radhika Apte Oo Sheegtay Inay Aad U Jaceshahay Ka Shaqeynta Filimada Bollywood-ka Ah

Radhika Apte waxay ka mid atahrrishooyinka ka shaqeeyo qaar ka mid ah shirkadaha ugu caansan gudaha hindiya sida Bollywood iyo koonfur hindiya. Waxayna sanadkii hore

Continue Reading »

Nolosha Jilaayaasha Archives

Ranbir Kapoor Iyo Hooyadiisa Neetu Kapoor Oo Sawiro Airport Looga Qaaday Xili Ay U Socdeen Magaalada London (+Sawiro)
- Apr 26, 2017
Xidiga lawada jacel yahay Ranbir Kapoor ayaa aad mashquul ugu ahaa filimka looga hadlaayo nolasha Sanjay Dutt director ka yahay Rajkumar Hirani. Ranbir ayaana nastay shaqada filimka asigoo xalay sawiro laga soo ...
Akshay Kumar Iyo Gabadhiisa Nitara, Shraddha, Iyo Xidigaha Kale Ee Sawir Laga Soo Qaaday Ayagoo Ku Sugan Mumbai (+Sawiro)
- Apr 26, 2017
Waxaaba muuqata inuu bilawday fasaxa xagaaga maadaama xidigaha bollywood-ka isbuucan si weyn loogu arkay ayagoo ku sugan meelo kale duwan Mumbai gudahiisa. Waxaana sawiro laga soo qaaday Akshay Kumar oo waqti ...
Dhalasho Wacan Jet Li Iyo Taariikh Nololeedka Atooraha Reer China Ee Hollywood-ka Wacdaraha Ka Dhigay (+Sawiro)
- Apr 26, 2017
Chinese Super Star Jet Li ayaa maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 54-aad wuxuuna dhashay 26-ka April 1963 waana xidig magaciisa daafaha caalamka ku baahay. Shabakada Filimside waxay idiin heynaa taariikh ...
Jilayaasha Maanta Oo Kale Dhashay Kuwa Geeriyooday Iyo Filimada Sooo Baxay (+Sawiro)
- Apr 26, 2017
(Filimside – Mogadishu): Kusoo dhawaada barnaamijkeena maalin laha ah maanta oo kale waxa dhacay (Today In History) ee qaaska u ah xidigaha Bollywood ama Hollywood-ka kuwooda maanta dhasheen iyo aflaanta maanta ...
Qeybtii Labaad: Taariikh Nonoleedka Halyeygii Feerka Adduunka Maxamed Cali Kalaay!
- Apr 26, 2017
            Kusoo Laabashadii Masraxa Feerka: Sannadkii 1970,kii ayuu mar kale Maxamed Cali kusoo laabtay masraxa feerka, xilligaas oo aragtidii dagaalka ee Vietnam isbedeleysey, waxaana uu markaas magaalada ...
Ranbir Kaligiis Ma Ahan Wax Ka Baro Jilaayaasha Bollywood-ka Ee Diideen Inay Xayeysiin U Sameeyaan Kareemka La Isku Cadeeyo
- Apr 26, 2017
Atooraha caanka ah Ranbir Kapoor ayaa iska diiday xayeysiis uu ku qaadan lahaa 9 Crore ($1.36M) waa hadii uu xayeysiin lahaa mid ka mid ah kareemka ama daawada la isku ...
Ranbir Kapoor Oo Iska Diiday 9 Crore Inuu Qaato Xayeysiinta Kareem-ka La Isku Cadeeyo!
- Apr 26, 2017
Ranbir Kapoor ayaa iska diiday fursad shaqo oo uu ku heli lahaa 9 Crore ($1.36M) kadib markii loo soo bandhigay xayeysiin u sameynta Kareemka ama daawooyinka la isku cadeeyo ee ...
Qarash Gareeyaha Filimka Baahubali 2 Oo Shirkada Duulimaadka Emirates Ku Tilmaamay Mid Cunsuri Ah!
- Apr 26, 2017
Shobu Yarlagadda oo ah soo saaraha ama qarash gareeyaha filimka weyn Baahubali 2 ayaa weerar ku qaaday shirkada duulimaadka aduunyada magaceeda ku baahay Emirates Airlines wuxuuna ku tilmaamay shirkad cunsuri ...

« Previous PageNext Page »