Nolosha Jilaayaasha

Sridevi ” Jhanvi Waxay Rabtaa Inee Guursato Nin Sida Aabaheed Boney Kapoor Oo Kale Ah”

src=”//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js”>   Sridevi waxay aad ugu mashquul santahay xayeysiin usameynta filimkeeda xiga ee Mom kaaso uu Director ka yahay Ravi Udyawar halka uu qarash gareye

Continue Reading »

Qeybta Nolosha Jilaayaasha

Director SS Rajamouli Iyo Filimkiisa Baahubali 2 Maxay Ka Dooneen Dalka Russia?

Director SS Rajamouli iyo filimkiisa Baahubali 2 waxay haatan ku sugan yihiin dalka Russia gaar ahaan xaruntiisa Moscow waxaana kusoo dhaweeyay halkaa halyeega Bollywood-ka Gulshan

Continue Reading »

Nolosha Jilaayaasha Archives

Labadii Kala Guureen Arjun Kapoor Iyo Sonakshi Sinha Waxaa Isku Keeni Doono Anil Kapoor!
- Jun 22, 2017
Arjun Kapoor iyo Sonakshi Sinha hada ka hor waxaa dhex maray xiriir waqti badan soconin intii ay filimka Tever wada duubayeen. Laakiin bilawgii sanadii 2015 ayay si rasmi ah u kala ...
Sababta Dhabta Ah Ee Atirishada Zhu Zhu Filimka Tubelight Xayeysiintiisa Kaga Qayb Qaadan Weesay Oo La Ogaaday
- Jun 22, 2017
Atirishada reer China Zhu Zhu door muhiim ah ayay ku leedahay filimka Tubelight ee Mega Star Salman Khan hogaamiye ka yahay lana daawan doono maalinta Jimcada ah (23 June 2017). Balse ...
Maqaal: Akshay Kumar Ma Sameyn Doono Filimka Raiisul Wasaare Modi Noloshiisa Looga Hadlaayo!!
- Jun 21, 2017
  Super Star Akshay Kumar ayaa inbadan la isla dhexmarayey inuu sameyn doono filim looga hadlaayo nolosha Raiisul wasaaraha dalka India Mudane Narendra Modi. balse arinkaas ayaa hada umuuqda inuusan marnaba hirgaleenin, maadama ...
Tartan Culus: Suniel Shetty Vs SRK Vs Ajey Devgan: Laadarkee Ugu Fiicna Aflaamta Kala Ah Darr, Dhadhkan Iyo Deewangee!!
- Jun 21, 2017
  Super Stars caan ah magac weyna kuleh gudaha India iyo daafaha caalamka SRK, Ajey Devgan iyo waliba Suniel Shetty. waa xidigo maqaam weyn kuleh Fanka India, hadaba caawa waxaan tartanka sedex ...
Ayesha Takia Sababta Aysan Uxiranin Dharka Qaawananshaha Ah Ee Dabaasha Loo Adeegsado (Bikini)
- Jun 21, 2017
  Quruxleyda Ayesha Takia oo shaashada horteeda inee soo istaagto iska dhaaftay ayaa leh waligey ma xiran dharka Bikini mana xiran doono. Ayesha ayaa suaal adagla weydiyay xili saxaafada ay la fal ...
Aqbaar Fiican: Filimsameye Rajkumar Hiirani Sababta Aflaamtisa Uu U Hogaamiyo Aamir Khan Oo Lasoo Ogaaday!!
- Jun 21, 2017
  Rajkumar Hiirani waa mid kamid ah filimsameyasha ugu saameynta badan ee fanka India abad soomareen. Filimsameyahan wuxuu sameyay aflaam taariikhi ah oo dhaxal gal ah waxaana kamid ah aflaamtas, Munna Bhai ...
Aishwarya Rai Bachchan Oo Kahadashay Inee Baraha Bulshada Kusoo Biiri Doonto Iyo Inkale!!
- Jun 21, 2017
  Waxaa jiraan xidigo badan oo caan ah kuwaaso aanan isticmaalin baraha bulshada sido kalena aanan xiiseninba gabi ahaan, waxaana xidigahaas koow ka ah Aishwarya iyo Rani Mukherjee. Hadaba Aish marwax laga ...
Anil Kapoor “ Iguma Haboona Inaan Kahadlo Wax Kusaabsan Anand Ahuja Sido Kale Madoonayo Gabadheyda Inee Iga Xanaaqdo”
- Jun 21, 2017
  Waalid walbo wuxuu jecelyahay farxada caruurtiisa, sida badan manta waalidka dunida daafaheda kuwada nool caruurtooda amar taaglen ama xukun ulama tagaan, taasina waxaa ugu wacan caruurto oo ah kuwa inbadan ...

Next Page »