Muuqaalada Filimada

Nin Tuugsade Ah Oo SRK Weydiistay Raashiin Uu Cuno Iyo SRK Jawaabta Uu Bixiyay (+Video)

Inta badan waxaa la dhahaa xidigaha Bollywood-ka nolol sare ayay ku nool yihiin sidoo kalena lama arko ayagoo dadka caadiga ah dadka masaakiinta ah la

Continue Reading »

Qeybta Muuqaalada Filimada

Daawo Heesta Magaca Filimka Commando 2 Vidytut Heesta Ayuuba Action-kusoo Bandhigaaya (+Video)

Waxaa hees laga soo bandhigay filimka Commando 2 waana heesta magaca filimka commando ee hogaamiyaha ka Yihiin Vidyut Jamwal, Adah Sharma, Esha Gupta iyo Freddy

Continue Reading »

Muuqaalada Filimada Archives

Hees Jaceyl Oo Dagan Ayaa Laga Soo Bandhigay Filimka Badrinath Ki Dulhania Fadlan Nala Daawo (+Video)
- Feb 17, 2017
Varun Dhawan iyo Alia Bhatt filimkooda Badrinath Ki Dulhania hees walbo oo laga soo bandhigo waxay noqotay mid hirgashay oo soo jiidasho dheeraad leh xambaarsan. Haatana waxaa lasoo bandhigay heesta Humsafar oo ...
Adiga U Codeey Varun-Alia Iyo Madhuri-Sanjay: Yaa Ku Leh Heesta Tamma Tamma (+Video)
- Feb 15, 2017
Varun Dhawan iyo Alia Bhatt ayaa dib y sameeyay heesta Tamma Tamma Waxayna Ku Jirtaa Filimka Badrinath Ki Dulhania. Heestaan waxaa hori wacdaro ugu dhigay Sanjay Dutt iyo Mandhuri Dixit filimkooda ...
Yo Yo Honey Singh Oo Iskoor Youtube-ka Ka Dhigay Madaama Heestiisa Dheere Dheer 200-Milyan Daawatay (+Video)
- Feb 15, 2017
Culees badan ayaa saarnaa heesaaga raabka caan ku ah Yo Yo Honey Singh markii uu shaaca ka qaaday bishii August 2015 inuu dib sameyn doono heesta hirgashay Dheere Dheer ee filimkii ...
Inaba Caadi Ma Ahan Goos Gooska Filimka Veeram Iyo Kunal Kapoor Sida Uu Isku Badalay (+Video)
- Feb 14, 2017
Inaba caadi ma ahan goos gooska laga soo bandhigay filimka Veeram ee Malayalam-ka ah sidoo kalena uu hogaamiye ka yahay Kunal Kapoor oo siweyn isku badalay muuqaal ahaan. Filimka Veeram oo ...
Daawo Heesta Alvida Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Rangoon (+Video)
- Feb 14, 2017
Daawo heesta laga laga soo bandhigay filimka Rangoon heestaan ayaa ah hees murugo iyo farxad xambaarsan Waxayna gaar u tahay hogaamiyaasha filimka Saif Ali Khan Shahid Kapoor iyo kangana Reanout.. Macluumad ...
Maxaa Kala Socataa Filimka looga Hadlaayo Taariikh Nolaleedka Halyeeyga Cricket-ka Hindiya Ee Sachin Tendulkar (+Video)
- Feb 13, 2017
Sachin Tendulkar halyeeyga looga danbeeyo Cricket-ka hindiya waana nin magac weyn ku leh daafaha caalamka ayaa maanta waxaa idinka heynaa aqbaar ku saabsan filimka looga hadlaayo taariikh nolaleedkiisa. Hadaa sanadka hore ...
Maxaa Dhacay Markii Shahid Kapoor Uu Shumis La Wadaagay Kangana Ranaut Filimka Rangoon (+Video)
- Feb 13, 2017
Bishii hore bilawgeedii marka lasoo bandhigay goos gooska filimka Rangoon qof walbo indhihiisa waxay qabteen shumiskii dhex maray Shahid Kapoor iyo Kangana Ranaut waxayna noqotay arin siweyn weli loo hadal ...
Todobaadkan Iyo Heesaha Hirgaleen: Badrinath Ki Dulhania Iyo Halka Halka Waa Hirgaleen (+Video)
- Feb 12, 2017
Waxaan idiin heynaa 5-hees ee todobaadkan ugu wanaagsan Bollywood-ka kuwooda oo siweyn u gadmeen si lixaad lehna looga daawanayo barta Youtube-ka. Hadaba Varun Dhawan iyo Alia Bhatt heestoosa Badrinath Ki Dulhania waxay ...
Rasmi: Dangal Oo Noqday Filimka Ugu Horeeyay Ee Hindi Ah Oo Goos Gooskiisa 50-Milyan Youtube-ka Ka Daawato (+Video)
- Feb 11, 2017
Mr. Perfectionist Aamir Khan filimkiisa Dangal wuxuu labo maalmood ka hor u dabaal dagay inuu 50-maalmood oo xariir ah tiyaatarada gudaha Hindiya saaran yahay. Hadana Dangal iskoor cusub ayuu sameeyay madaama ...
Rasmi: Heesta Tamma Tamma Oo Dib Loo Casreeyay Waxaa Ku Raaxeesteen Varun Iyo Alia (+Video)
- Feb 11, 2017
Inaba caadi ma ahayn heestii Tamma Tamma ee 90-kii Hindiya sida weyn kaga hirgashay waxaana muuqaal ahaan laga duubay markaas Sanjay Dutt iyo Madhuri Dixit ayadoo ku jirtay filimkii Tahendaar. Balse maanta Tamma ...
Rasmi: Goos Gooska Filimka Naam Shabana Oo Lasoo Bandhigay Iyo Xiisaha Uu Leeyahay (+Video)
- Feb 10, 2017
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Naam Shabana oo ay hogaamiye ka tahay atirishada soo shaac baxday ee door walbo sameyn karto Taapsee Pannu. Naam Shabana waa filim ...
Nala Daawo Sida Loo Sameeyay Goos Gooska Filimka Naam Shabana Oo Ay Hogaamiye Ka Tahay Taapse Pannu (+Video)
- Feb 6, 2017
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay Video ka hadlaayo qaabka loo sameeyay goos gooska filimka Filimka Naam Shabana oo ay hogaamiye ka tahay Taapsee Pannu halka Akshay Kumar uu muuqaal ...
Heesta Magaca Filimka Badrinath Ki Dulhania Oo Lasoo Bandhigay (+Video)
- Feb 6, 2017
Waxaa lasoo bandhigay heesta koowaad ee filimka Badrinath Ki Dulhania  ee hogaamiyaha ka yihiin Varun Dhawan iyo Alia Bhatt. Heestaan ayaa ah hees shidan Varun Dhawan iyo Alia Bhatt Heesta Magaca ...
Rasmi: Goos Gooska Filimka Hollywood-ka Ah Guardians of the Galaxy Vol. 2 Oo Lasoo Bandhigay (+Video)
- Feb 6, 2017
Mashruuca weyn ee Science Fiction-ka ah ama qayaaliga seyniska ka hadlaayo Guardians of the Galaxy Vol. 2 ayaa goos goos xiiso badan laga soo bandhigay. Hadaba filimkaan Hollywood-ka ah Guardians of the Galaxy ...
Rasmi: Goos Gooska Filimka Phillauri Oo Lasoo Bandhigay Anushka Sharma Oo Reer Aaqiraad Mataleyso (+Video)
- Feb 6, 2017
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Phillauri  oo ay Anushka Sharma hogaamiye ka tahay sidoo kalena ku mataleyso reer aaqiraad. Filimka Phillauri  sidoo kalena soo saarayaasha ayay ka mid ...
Sonu Nigam Oo 7-Sano Kadib Hees U Qaaday SRK Laakiin Heesta Halka Halka Filimka Raees Waa Laga Tiray (+Video)
- Feb 5, 2017
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heesta Halka Halka ee horey looga tiray muuqaal ahaan in filimka Raees lagu daawado balse haatan si caadi ah ayay kooxda Raees heestaan ...
Xarakada Waa Loo Dhashaa: Power Star Pawan Kalyan Oo Goos Goos Kooban Filimkiisa Katamarayudu Kasoo Bandhigay (+Video)
- Feb 4, 2017
Power Star Pawan Kalyan ayaa soo bandhigay goos goos kooban (Teaser) oo gaar u ah filimkiisa Katamarayudu kaasi oo siweyn loo wada sugaayo. Pawan Kalyan ayaa doonayo inuu kasoo kabto jabkii kasoo ...
Hees Shidan Oo Laga Soo Bandhigay Filimka Commando 2 Magaceedana Waa Hare Krishna Hare Ram (+Video)
- Feb 3, 2017
Waxaa si rasmi ah filimka Command 2 looga soo bandhigay hees shidan oo lagu magacaabo Hare Krishna Hare Ram sidoo kalena si wacan loo diyaariyay. Hadaba heesta Hare Krishna Hare Ram waxay muuqaal ...

Next Page »
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com