Ma Ogtahay

Wey Dhacdaa Mararka Qaar: Saif Ali Khan Ayaa Aamir Khan Ka Horsameeyay Filim Blockbuster Suuqyada Caalamka Ka Noqday

Xog walbo iyo iskoor walbo ee la sameeyay waa qasab in lasoo xigto mararka qaar maanta Mr. Perfectionist Aamir Khan waa atooraha sameeyay filimada lacagaha

Continue Reading »

Qeybta Ma Ogtahay

Wararkii Ugu Dambeeyey Eek U Sabsan Atariisho Caan Ah Oo Lagu Kufsaday Dalka Hindiya

Booliska gobolka Koofurta Hindiya ee Kerala ayaa waxay xireen seddax qof oo looga shakisan yahay inay afduubteen, ka dibna kufsadeen atariisho caan ah oo aan

Continue Reading »

Ma Ogtahay Archives

Ma Ogtahay In Saif Ali Khan Uu Ku Dhawaaday Inuu Jilo Doorkii Fawad Khan Ee Filimkii Kapoor And Sons?
- Feb 20, 2017
Kapoor and Sons waa mid ka mida filimaanta ay Bollywoodku ku Amaananyihiin samayntiisa Beryahaan Dambe, Waana filimaanta wakhtigaan casriga ah la jaan qaadi kara oo ay daawadayaashu jecelyihiin, Laga yaabee ...
Ma Ogtahay Inay Jiraan 6-Atirisho Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Ficilada Halista Ah Ayaga Si Rasmi Ah U Sameeyeen (+Sawiro)
- Feb 20, 2017
Inta badan xidigaha Bollywood-ka ah ficilada halista ah waxaa u sameeyaan dad lacag lagu siiyo oo loo yaqaan Stunt Men ama Stunt Women. Balse waxaan idiin heynaa marka si dhab ah ...
Salman, Priyanka, Deepika Iyo Jilaayaasha Bollywood-ka Ee Sameeyeen Filimaan Hollywood Ah Iyo Mid Walbo Qiimeynta Uu Ku Helay (+Sawiro)
- Feb 20, 2017
Atirishada Bollywood-ka xiligaan ugu awooda badan Deepika Padukone sanadkaan 2017 waxay kasoo muuqatay filimkeedii ugu horeeyay ee Hollywood ah waana Return of Xander Cage. Hadaba Deepika filimkeeda Return of Xander Cage oo ay ...
Hal Arin Ay Ka Wada Siman Yihiin Walaalaha Isla Dhashay Karisma Kapoor Iyo Kareena Kapoor Khan.
- Feb 20, 2017
Labada atariisho is la dhashay ee walaalaha ah kana tirsan shirkada bollywood mudada dheer Karishma Kapoor iyo walaasheda ka yar Kareena Kapoor Khan waxay ka wada simanyihiin hal arin oo ...
Nin Cabsan Oo Isagoo Gaari Kexeynaya Isku Qalday Xafiiskii Laga Balamiyey Iyo Goob Aadan Ku Riyoon Inaad Tagto!!
- Feb 19, 2017
Shaqo la’aantu waa arrin aad u dhib badan oo uusan jirin shaqsi u dulqaadan kara, sidaas darteed shaqsi kasta ayaa sameeya tallaabada ugu habboon ee uu isleeyahay waxay kaa caawin ...
70 Sanno Jir Loo Doortay Haweeneyda Ugu Shidan Dalka China, Gabdhihii Dhallinyarada Ahaa Ayey Ka Yaabsatay!!
- Feb 19, 2017
Codbixin lagu qaaday baraha bulshada ee ay ku kulmaan dadka u dhashay dalka China ayaa waxaa lagu bixiyey abaalmarinta Tao Huabi taasoo sannad kasta la siiyo Haweeneeyda Ugu Shidan dalka ...
Maqaal: Bollywood-ka Wax Sahlan Kama Ahayn In Atoore La Noqdo 1994 Vindoo Dara Singh
- Feb 18, 2017
Vindoo Dara Singh waa jilaa caan ah oo bollywood ka tirsan. muda fara badan na ku soo jiray balse riyadiisa ugu wayn waxay ahayd marka uu ku soo biirayay shirkada ...
Boxoffice Report: 17-Sano Ee Ugu Dambeesay Iyo Sanad Walbo Filimka Hit-ka Ugu Horeeyay Noqonaayay
- Feb 18, 2017
Kadib markii Super Star Akshay Kumar filimkiisa ugu dambeeyay Jolly LLB 2 uu noqday Hit-ka ugu horeeyo sanadkaan 2017 waxaan idiin heynaa warbixin midaan la jaan qaadeyso. Sidaa darteed waxaa lasoo ...
Marka Ay Dhacday In Abhishek Bachchan Uu Xaaskiisa Aishwarya Rai Dhaqtar U Noqday
- Feb 17, 2017
Atooraha caanka ah Abhishek Bachchan ayaa dhaqtar isku badalay sidoo kalena xaaskiisa quruxda badan Aishwarya Rai Bachchan cawinaad u fidiyay. Abishek Bachchan ayaa bartiisa Instagram-ka soo dhigay sawir 9-sano jirsaday oo ...
Muuqaal Af-Soomaali Ah: 10 Atariisho Oo Lacag Darteed U Guursaday Rag Maalqabeeno Ah & Magacyadooda
- Feb 17, 2017
Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo aad ku arki doontaan 10 atariisho oo caan ka ah shirkadda Bolyywood-ka kuwaas oo guursaday rag maalqabeeno ah.
7 Sanno Jir Codsi Shaqo U Dirtay Shirkadda Google Iyo Jawaab Lama Filaan Ah Oo Ay Heshay Gabadhaani
- Feb 17, 2017
Gabar 7 sanno jir ah oo lagu magacaabo Chloe Bridgewater, taasoo ku nool magaalada Hereford ee dalweynaha United Kingdom ayaa waxay soo jiidatay dareenka caalamka ka dib markii ay shaqo ...
La Kulan Wasiirka Ugu Dhallintayar Adduunka, Waana Gabar Qurux Badan, Dalkee Ayey U Dhalatay?
- Feb 17, 2017
Wasiirka Dhallinyarada Dowladda United Arab Emirates (UAE), ayaa loo aqoonsaday inay tahay Wasiirka ugu dhallintayar adduunka. Gabadhaan oo lagu magacaabo Shamma bint Suhail Faris Al Mazrui, dhallinteedu waa 22 sanno jir, ...
Uma Baahnid SANKAAGA Si Aad Wax U Uriso, Barnaamijkaan Qariibka Ah Ayaana Lasoo Saaray (Macluumaad Yaab Leh)
- Feb 17, 2017
KunKun Application, waa barnaamij lagu xirayo taleefoonkaaga gacanta kaasoo magaciisa marka Afsoomaaliga lagu turjumo noqonaayo ‘Urin ama Shiirin’. Barnaamijkaani wuxuu ka mid noqday barnaamijyada qariibka ah ee taleefoonnada gacanta ah lagu ...
Kusoo Dhowoow Catzonia – Hoteelkii Ugu Horreeyey Ee U Gaar Ah Bisadaha Oo La Furay, Waana Five Star!!!
- Feb 17, 2017
Qolal heerkulkooda si aad ah looga warqabo, loo sameeyey sariiraha boqortooyada oo kale, lehna meelo lagu ciyaaro ayuu leeyahay Hotel Catzonia. Si kastaba ha ahaatee, Hotel Catzonia ma ahan hoteel loogu ...
La Kulan 70 Sanno Jir Heysta Shahaadooyinka Ugu Badan Ee Heer Jaamacadeed, Welina Waa Arday – Sirta Ka Dambeysa!!
- Feb 17, 2017
Luciano Baietti, waa maamule iskool oo shaqada ka fariistay wuxuuna degan yahay magaalada Velletri ee dalka Talyaaniga, ninkaani wuxuu heystaa rikoorka buugga dhacdooyinka taariikhiga ah ee adduunka lagu keydiyo The ...
Barack Obama Oo Heli Doona Lacag Ka Badan Middii Uu Helay Intii Uu Ahaa Madaxweynaha USA!!!
- Feb 17, 2017
Sideedii sanno ee lasoo dhaafay Barack Obama wuxuu fadhiyey White House, si kastaba ha ahaatee, haatan oo uu xilka ka degay Obama iyo qoyskiisu waxay bilaabi doonaan tallaabooyin ay ku ...
England Oo Kasoo Horjeesatay Guurka Isku Jinsiga Ah, Ka Dib Seddax Sanno Oo Muran Ah
- Feb 17, 2017
Codbixin aqlabiyad leh oo laga qaaday Church of England ayaa waxaa si rasmi ah loogu diiday qorshihii guurka dhexmara dadka isku jinsiga ah ee u dhashay dalka England. Inta badan Church ...
Michelle Obama Oo Ka Fiicneyd Barack Obama, Waana Inay Noqoto Madaxweynaha USA!!!
- Feb 17, 2017
Charles Ogletree Jr, waa barafasoor Culuumta Dastuurka ka dhiga Jaamacadda caanka ah Harvard University ee dalka USA. Wuxuuna daaha ka qaaday in markii ay iskoolka dhiganayeen Barack Obama iyo xaaskiisa ...

Next Page »
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com