Boxoffice-ka

Maqaal Ay Shabakada Boxoffice India Soo Daabacday: Jolly LLB 2 Ganacsiga Uu Sameeyay Maalintiisa 5-aad Ayaa Ka Dhigay Inuu Hit-ka Ugu Horeeyo 2017 Noqon Doono

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah kaga soo daabacday filimka Jolly LLB 2 maqaal xiiso badan madaama filimkaan ganacsi heer sare ah sameeyay Talaadiisa

Continue Reading »

Qeybta Boxoffice-ka

FAALLO: Aamir Khan Wuu Kaa Gadi Karaa Dangal Balse Maya Housefull – Sirta Ka Dambeysa Guulaha Akshay Kumar

Akshay Kumar wuxuu ku socdaa hawada sarre, wuxuu sameeyey seddax filim oo dhammaantood guulo ganacsi ku tallaabsaday sannadkii tegay 2016kii waana Airlift, Housefull 3 iyo

Continue Reading »

Boxoffice-ka Archives

Morning Update Day 5: Jolly LLB 2 Maalintiisa 5-aad Wuxuu Ku Furmay Jawi Wacan
- Feb 14, 2017
Filimka Jolly LLB 2 ayaa la xaqiijiyay inuu maanta oo Talaado ah ku furmay ama ka wanaagsan yahay maalintiisii shalay ahayd (Isniin) sida uu ku furmay. Madaama maanta ay tahay maalinta ...
Rasmi: Filimka Jolly LLB 2 Iyo Isniintiisa Kowaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Ka Keenay
- Feb 14, 2017
Super Star Akshay Kumar ayaa ganacsi fiican sameeyay Isniintiisa kowaad waxaana muuqato in filimkaan tijaabadii hortiilay inuu ka gudbay. Jolly LLB 2 isniintiisa kowaad ama maalintiisa 4-aad wuxuu gudaha Hindiya kasoo ...
Rasmi: Raees Oo Noqday Filimka 11-aad Ee SRK Sameeyay Kaasi Oo $10M Ka Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyay
- Feb 14, 2017
SRK filimkiisa Raees ayaa ganacsi heer sare ah ka sameeyay suuqyada caalamka wuxuuna soo xareeyay $13.50 million waana filimka 11-aad ee SRK hogaamiye ka yahay kaasi oo $10M iyo ka badan ...
Maqaal Ay Shabakada Boxoffice India Soo Daabacday: Jolly LLB 2 Wuu Ka Gudbay Tijaabadii Maalinta Isniinta
- Feb 13, 2017
Super Star Akshay Kumar filimkiisa Jolly LLB 2 waxaa u suura gashay inuu ka gudbo tijaabada maalinta Isniinta ah madaama filimkaan is celiyay maalintiisa 4-aad halka uu hoos u dhac ...
Super Star Suriya Filimkiisa Singam 3 Mudo 4-Maalmood Lacagaha Uu Soo Xareeyay
- Feb 13, 2017
Tamil Super Star Suriya filimkiisa Singam 3 ayaa ganacsi fiican gudaha Hindiya ka sameeyay waxaana haatan si hordhac ah loo sheegayaa in filimkaan 75 Crore soo xareeyay 4-maalmood ee ugu ...
Filimada Kaabil Iyo Raees Ganacsiga Ay Sameeyeen Todobaadkooda Sedexaad Sedexda Maalmood Ee Ugu Horeyso
- Feb 13, 2017
SRK filimkiisa Raees ayaa hoos u dhac lixaad leh sameeyay marka uu todobaadkiisa sedexaad guda galay waxayna shabakada Boxoffice India xaqiijisay in filimkan 1.75 Crore keenay tobobaadkiisa sedexaad sedexda maalmood ...
Morning Update Day 4: Jolly LLB 2 Iyo Maalintiisa 4-aad Sida Uu Gudaha Hindiya Kaga Furmay
- Feb 13, 2017
Super Star Akshay Kumar filimkiisa Jolly LLB 2 ayaa guda galay maalinta 4-aad ee uu tiyaatarada gudaha Hindiya saaran yahay sidoo kale maanta oo Isniin ah ayuu tijaabada rasmiga ah ...
Top 10: Jolly LLB 2 Oo Kaalinta 4-aad Ka Galay Filimada Akshay Kuwooda Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyeen Sedexda Maalmood Ee Ugu Horeyso
- Feb 13, 2017
Filimka Jolly LLB 2 si rasmi ah wuxuu u noqday filimka 4-aad ee Super Star Akshay Kumar sameeyay midkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyay sedexda maalmood ee ugu horeyso (First ...
Jolly LLB 2 Oo Ganacsi Hoose Suuqyada Caalamka Ka Sameeyay Balse Isku Darkiisa Gudaha Hindiya Iyo Daafaha Caalamka Waa Mid Wanaagsan
- Feb 13, 2017
Jolly LLB 2 si rasmi ah wuxuu u noqday sedexaad ee Super Star Akshay Kumar sameeyay midkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka mudo ...
Rasmi: Filimka Jolly LLB 2 Iyo Maalintiisa 3-aad Lacagaha Uu Keenay Akshay Kumar Waa Shaqeestay
- Feb 13, 2017
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay filimka Jolly LLB 2 iyo maalintiisa sedexaad (Axad) lacagaha uu gudaha Hindiya kasoo xareeyay asigoo filimkaan ganacsi heer sare ah sameeyay. Super Star Akshay ...
Qiyaas Hore: Filimka Jolly LLB 2 Oo Ganacsi Weyn Sameeyay Maalintiisa Sedexaad
- Feb 12, 2017
Super Star Akshay Kumar filimkiisa Jolly LLB 2 ayaa sameeyay ganacsi aad u weyn maalintiisa sedexaad taasi oo xaqiijisay in filimkaan guuleestay. Sida qiyaasta hordhaca ah lagu sheegay in filimka Jolly ...
Atoorayaasha Xiligaan Bollywood-ka Awooda Ku Leh Iyo Waqtiga Ugu Dheeraa Oo Ay Ku Qaadatay Inay Filim Blockbuster Ah Sameeyaan
- Feb 12, 2017
Aqristayaasha qiimaha badan waxaan idiin heynaa warbixin xiiso badan oo gaar u ah atoorayaasha xiligaan Bollywood-ka awood ku leh iyo waqtiga ugu dheer oo ay ku qaadatay inay filim Blockbuster ...
Jolly LLB 2 Wuxuu Noqday Filimka Ugu Hadal Heynta Wanaagsan Sanadkaan 2017
- Feb 12, 2017
Akshay Kumar filimkiisa Jolly LLB 2 ganacsiga wacan ee uu gudaha Hindiya ka sameenayo waxaa sabab u ah inuu noqday filimka ugu hadal heynta wanaagsan sanadkana 2017 oo ay siweyn ...
Afternoon Update Day 3: Jolly LLB 2 Oo Cirka Galay Galbtaan Lama Joojin Karo Halkuu Hiigsanaayo
- Feb 12, 2017
Super Star Akshay Kumar filimkiisa Jolly LLB 2 ayaa galabta xiliga Hindiya halkii ugu sareesay gaaray weliba waa lasoo buux dhaafiyay tiyaatarada Multiplex iyo Single Screens madaama maanta Axad tahay. Jolly ...
Morning Update Day 3: Filimka Jolly LLB 2 Oo Maalintiisa 3-aad Guda Galay Subaxaan Cirka Ayuu Marayaa!
- Feb 12, 2017
Inaba caadi ma ahan Super Star Akshay Kumar filimkiisa Jolly LLB 2 ayaa subaxaan xiliga Hindiga ku furmay siweyn weliba labadii maalmood ee lasoo dhaafay Jimco iyo Sabti iska hilmaan ...
Rasmi: Filimka Jolly LLB 2 Iyo Maalintiisa Labaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Ka Keenay
- Feb 12, 2017
Super Star Akshay Kumar filimkiisa cusub Jolly LLB 2 ayaa sare u kac xoogan sameeyay maalintiisa (Sabti) ee uu tiyaatarada gudaha Hindiya saaran yahay. Sida ay shabakada Boxoffice India xaqiijisay Jolly ...
Maqaal Ay Shabakada Boxoffice India Soo Daabacday: Filimka Jolly LLB 2 Oo 35% Sare Kac Sameeyay Maalintiisa Labaad
- Feb 11, 2017
Shabakada Boxoffice India ayaa kasoo daabacday maqaal xiiso badan filimka Jolly LLB 2 maalintiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay asigoo sameeyay sare u kac xoogan. Hadaba maqaalka Boxoffice India ...
Sanadka Waa 12-Bilood Balse Bil Walbo Atoore Gaar Ah Ayaa Ku Awood Badan Iyo Sababta
- Feb 11, 2017
Isbadalo waa weyn ayaa dhaceen bilihii ugu dambeeyay December iyo Janaayo madaama Dangal uu noqday filimka December lacagaha ugu badan soo xareeyay halka filimka Raees isaga noqday midka bisha Janaayo ...

« Previous PageNext Page »
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com