canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga | Archive | Boxoffice-ka

Boxoffice-ka

Filimada Ok Jaanu Iyo The Return Of Xander Cage Oo Hoos U Dhac Weyn Sameeyeen Isniintooda Kowaad

Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor filimkooda Ok Jaanu ayaa hoos u dhac weyn sameeyay Isniintiisa kowaad asigoo sedexdiisa maalmood ee h–e ganacsigiisa liitay. Ok

Continue Reading »

Qeybta Boxoffice-ka

Rasmi: Filimka Dangal Iyo Isniintiisa 4-aad Lacagaha Uu Keenay Gudaha Hindiya

Filimka Dangal ee Mr. Perfectionist Aamir Khan hogaamiye ka yahay ayaa kusii dhawaanayo inuu tiyaatarada isaga dago madaama uu kaligiis wacdaro dhigaayay 25-kii maalmood ee

Continue Reading »

Boxoffice-ka Archives

Rasmi: Filimka Return Of Xander Cage Iyo Mudo Sedex Maalmood Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Kasoo Xareeyay
- Jan 16, 2017
Deepika Padukone iyo Vin Diesel filimkooda Hollywood-ka ah Return Of Xander Cage ganacsi iska dhex dhexaad ah ayuu gudaha Hindiya ka sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay. Filimka Return Of Xander Cage si ...
Ma Ogtahay Ranbir Kapoor Uu Hada ka Hor Salman Khan Boxoffice-ka Ku Garaacay
- Jan 16, 2017
Waxaa shaaca laga qaaday in filimka Tiger Zinda Hai ee Salman Khan hogaamiyaha ka yahay iyo Ranbir Kapoor filimkiisa ee nolosha Sanjay Dutt looga hadlaayo in 22-ka bisha Demember 2017 ...
Super Star Vijay Filimkiisa Bairavaa Oo Ganacsi Weyn Sameenayo Inkastoo Sheekadiisa Wax Laga Sheegayo
- Jan 16, 2017
Xeerka Koonfur Hindiya kan Bollywood-ka wuu ka duwan yahay xitaa hadii filimka sheekadiisa la liido oo ay dadka filimada ka faaloodaan dhaliil usoo jeediyaan daawadayaasha warkaas dhag jalaq uma siiyaan. Hadaba ...
Dangal Halaga Leexdo Iskoor Cusub Ayuu Soo Kordhiyay Wixii 3 Idiots H--ey U Sameeyay Lugta Ayaa La Mariyay!
- Jan 16, 2017
Iskoor sameeyaha Bollywood-ka Aamir Khan waa wax dabiic ah inuu iskoor walbo soo kordhiyo markaana wixii uu isaga horey u sameeyay ayuu tir tirayaa. Dangal si rasmi ah wuxuu noqday filimka ...
Rasmi: Filimka Ok Jaanu Iyo Sedexdiisa Maalmood Ee Ugu H--eesay Ganacsiga Liito Ee Uu Sameeyay
- Jan 16, 2017
Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor filimkooda Ok Jaanu sidii horey loo sadaaliyay ayaa dhacday madaama filimkan ganacsi wacan uu sameyn waayay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay. Ok Jaanu wuxuu keenay 11.75 ...
Hrithik Iyo Aabihiis 100% Guusha Saaxiib Ayay U Yihiin Sidaa Darteed Kaabil Wax Cabsi Ah Lagama Qabo
- Jan 16, 2017
Waxaan idiin heynaa cadeyn ku aadan in wada shaqeynta Hrithik Roshan iyo aabihiis Rakesh Roshan inay 100% guusha u saaxiib yihiin. Sidaa darteed filimkooda Kaabil oo la daawan doono 25-ka bishan ...
Rasmi: Filimka Khaidi No 150 Mudo 4-Maalmood Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Iyo Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyay
- Jan 15, 2017
Mudana reer Telugu wuuu soo laabtay wuxuuna gil gilayaa Koonfur Hindiya iyo daafaha caalamka. Mega Power Star Chiranjeevi filimkiisa Khaidi No 150  ganacsi lixaad leh ayuu sameenayaa waxaana la isku raacay in ...
Filimka Khaidi No.150 Oo Booska 3-aad Kasoo Galay Filimada Telugu USA Lacagaha Ugu Badan Mudo Sedex Maalmood Kusoo Xareeyeen
- Jan 15, 2017
Mega Power Star Chiranveeji wuu soo laabtay wuxuuna filimkiisa Khaidi No.150 sameenayaa ganacsi taariikhi ah gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka. Balse waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in Khaidi No.150 uu noqday filimka ...
Rasm: Filimka Dangal Oo Kusii Socdo Inuu Iskoor Kale Sameeyo!!!
- Jan 15, 2017
Filimka Dangal qaybtiisa Af Hindiga lagu daawanayo ayaa kusii socdo inuu Iskoor kale sameeyo, wuxuuna noqon doonaa filimka lacagaha ugu badan soo xareeyo sedexda maalmood ee ugu horeeyo todobaadka 4-aad ...
Rasmi: Filimka Ok Jaanu Iyo Return Of Xander Cage Maalintooda Labaad Lacagaha Ay Soo Xareeyeen Gudaha Hindiya
- Jan 15, 2017
Filimka Ok Jaanu wax sare u kac xoogan ah ma sameynin maalintiisa labaad (Sabti) madaama Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor filimkooda 15% sare u kac ah sameeyay waxaana laga ...
Rasmi: Filimka Dangal Iyo Jimcadiisa 4-aad Lacagha Uu Keenay Lama Joojin Karo Filimkaan
- Jan 14, 2017
Mr. Perfectionist Aamir Khan filimkiisa Dangal ayaa ganacsi wacan sameenayo inkastoo uu todobaadkiisa 4-aad guda galay sidoo kalena filimo cusub tiyaatarada lasoo saaray. Dangal Jimcadiisa 4-aad wuxuu keenay 1.90 Crore (Trade Figure) sida ...
Rasmi: Filimada Ok Jaanu Iyo Return Of Xander Cage Lacagaha Ay Maalinta Kowaad Soo Xareeyeen
- Jan 14, 2017
Filimka Ok Jaanu oo ay hogaamiye ka yihiin Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor ayaa maalintiisii kowaad subaxdii hore si dhex dhexaad ah ku furmay wey u suura gali weesay ...
Waa Maxay Sababta Ku Qasabtay Injineerkaan U Dhashay India Inuu 50 Kilograms Oo Masaabiir Ah Soo Uruuriyo Shantii Sanno Ee Ugu Dambeysay?
- Jan 13, 2017
Magaciisu waa Benedict Jebakumar tan iyo sannadkii 2012kii wuxuu waqtigiisa firaaqada ah u huray inuu musbaarada kasoo uruuriyo wadada Outer Ring Road ee magaalada Bangalore. Benedict Jebakumar wuxuu daaha ka qaaday ...
Rasmi: Super Star Vijay Iyo Filimkiisa Bairavaa Maalinta Kowaad Lacagaha Uu Keenay
- Jan 13, 2017
Super Star Vijay filimkiisa Bairavaa inkastoo dadka filimada ka faaloodo ay ku tilmaameen filimkii ugu liitay ee uu xidigaan dhawaanahan sameeyo hadana midaas saameyn kuma yeelanin ganacsiga uu sameeyay maalintiisa kowaad. Sida ...
Filimka Ok Jaanu Oo Subaxdaan Si Macquul Ah Gudaha Hindiya Kaga Furmay
- Jan 13, 2017
Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor filimkooda Ok Jaanu ayaa u suura gashay si macquul ah inuu Hindiya kaga furmo subaxdii hore. Sida ay shabakada Boxoffice Idia xaqiijisay Ok Jaanu subaxdii hore wuxuu ...
Rasmi: Filimka Khaidi No.150 Oo Noqday Filimka 8-aad Ee Lacagaha Ugu Badan Maalinta Kowaad Gudaha Hindiya Kasoo Xareeyo
- Jan 13, 2017
Mega Power Star Chiranjeevi wuu soo laabtay wuxuuna filimkiisa Khaidi No.150 dhigay iskoor waali ah oo aysan xitaa ka aamusi karin shabakada Boxoffice India. Boxoffice India badan waxay ka hadashaa filimada Hindiga ...
Top 10: Dangal Oo Hogaanka U Qabtay Filimka Todobaadka Sedexaad Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyeen
- Jan 13, 2017
Aamir Khan waa aabaha iskoor sameynta Bollywood-ka haatana waxaa cajiib ah in sedexda filim ee todobaadka sedexaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen isaga sameeyay. Aamir Khan filimkiisa Dangal todobaadka sedexaad wuxuu ...
Rasmi: Filimka Dangal Iyo Mudo Sedex Todobaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Kasoo Xareeyay
- Jan 13, 2017
Mr. Perfectionist Aamir Khan filimkiisa Dangal wuxuu sameeyay iskoor weyn oo aan horey oo arkin madaama uu noqday filimka lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa sedexaad. Dangal qaybtiisa Af Hindiga lagu ...

Next Page »