canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Xarakada Kalama Liitaan Karisma Kapoor Iyo Gabadha Yar Harshaali Malhotra | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Xarakada Kalama Liitaan Karisma Kapoor Iyo Gabadha Yar Harshaali Malhotra

Inaba caadi ma ahan sida wadajirka ah u xarakeenayaan atirishada caanka ah Karisma Kapoor yo Gabadha Yar Harshaali Malhotra waxayna goobta la imaadeen qurux dhameestiran.

Karishma Kapoor beryahan saaxada ayay kusoo badaneysaa waxaana la isla dhex maraa in sanadkaan 2017 gudihiisa shaqada Bollywood-ka kusoo laaban doonto.

Waxayna Karishma xayeysiin dhanka dharka ah isla sameeyeen gabadha yar Harshaali Malhotra waa Munni oo sanadii 2015 aduunyada isku bartay filimkeedii wacdaa Bajrangi Bhaijaan.

Dhar isku mid ah ayay soo qaateen Karishma iyo Harshaali waxayna Bollywood-ka barayaan Fashion cusub oo aan horey loo arag waxayna noqdeen labada todobaadkan ugu xarakada iyo soo jiidashada badan.

Goobta Fashion-ka caanka ku ah Falaknuma ee ku taalo Hyderabad ayay Karishma iyo Harshaali qabsadeen waxayna ka dhigeen wacdaro aan horey loo arkin.

Waa hubaal in maal mahan la hadal heyn doono sawirkaan hirgalay ee Karishma Kapoor iyo Harshaali Malhotra isla galeen ayagoo labis isku mid ah xayeysiinayaan.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1443)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: