Warbixin Cusub: Salman Khan Vs Ranbir Kapoor Oo Boxoffice-ka Ku Dagaalami Doonaan Sanadkaan

Warbixin cusub ayaa lagu sheegay labada atoore ee caanka ah Salman Khan iyo Ranbir Kapoor Boxoffice-ka ku dagaalami doonaan sanadkaan 2017.

Warbixintaan waxaa lagu xaqiijiyay in Ranbir Kapoor filimkiisa nolosha Sanjay Dutt looga hadlaayo sidoo kalena uu Rajkumar Hirani iska leeyahay la daawan doono 21-December 2017.

21-ka December 2017 waxaa horey u calaameestay Mega Star Salman Khan oo filimkiisa Tiger Zinda Hai xiligaas la daawan doono waxaana la jileyso Katrina Kaif.

Salman iyo Ranbir xiriir wanaagsan kama dhaxeeyo Katrina Kiaf  darteed sidaa darteed arin xiiso badan ayay noqon doontaa marka ay Boxoffice-ka ku hardamaaan Christmas 2017 labadaan xidig.

Sidoo kale isku dhaca labadaan filim ee sida weyn loo sugaayo waxay ka dhignaan doontaa in sanadkaan 2017 Bollywoo-ka dagaal culus dhex mari doono

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (808)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. kan looxa ah hada ka hor ayu salman ku garaacay boxoffice 2008 salman cid walba aya iska garaaci jirty lkn hada maya..




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: