canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge SHEEKO QOSOL BADAN: Tallaabo Xun Ayuu Qaaday Markii Ugu Horreysay Ee Uu Arkay Xaaskiisa Oo Aan Marsan Waxyaabaha La Isku Qurxiyo (Make-Up)? | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

SHEEKO QOSOL BADAN: Tallaabo Xun Ayuu Qaaday Markii Ugu Horreysay Ee Uu Arkay Xaaskiisa Oo Aan Marsan Waxyaabaha La Isku Qurxiyo (Make-Up)?

Markii horre sida ay aheyd iyo markii dambe sida ay noqotay

Nin u dhashay dalka Algeria ayaa go’aansaday inuu maxkamad la tiigsado xaaskiisa isagoo dacwad ku oogay ka dib markii ay ka been abuurtay indhihiisa.

Gabadhaani kusoo jiidatay wiilkaan muuqaal cajiib ah aad ayeyna u qurux badneyd arkooska ka hor, laakiin markii ugu horreysay ee uu arkay iyadoo aan marsan waxyaabaha la isku qurxiyo (Make-up) wuxuu go’aansaday inuu ka qaado tallaabada ugu habboon.

Sida laga soo xigtay ninkaan, wuxuu dareemay inay khiyaano weyn u geysatay xaaskiisu, maadaama ay maalin ka hor arooskiisa aheyd shaqsi qurux badan, maalin ka dib arooskiisana ay lasoo baxday weji ka duwan midkii uu ku yaqaanay.

Ninkaan u dhashay Algeria ayaana xaaskiisa cusub maxkamadda ka dacweeyey maadaama ay markii horre ka qarisay muuqalakeeda dabiiciga ah. Waxayna aheyd markii ugu horreysay ee uu indhaha saaray iyadoo aan isqurxin.

Ninkaani wuxuu doonayaa inay gabadhaani u magto qiimo lacageed dhan 1.6 milyan oo lacagta Ksh ee dalka Algeria ah taasoo uga baxday arooskii uu iyada u dhigay si uu ka dib isaga furo.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1008)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: