canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge SAWIRRO: Hrithik Roshan Oo U Dabaaldegay Dhalashadiisa 43aad, Wuu Jecel Yahay Nabadda Oo Wuxuu La Socdaa Sussanne Khan | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

SAWIRRO: Hrithik Roshan Oo U Dabaaldegay Dhalashadiisa 43aad, Wuu Jecel Yahay Nabadda Oo Wuxuu La Socdaa Sussanne Khan

Hrithik Roshan ayaa wuxuu 43 sanno jirsaday 10kii bishaan Janaayo oo ku beegneyd Talaado. Wuxuuna ka yaabsaday labadiisa wiil markii uu xafladda sannad guurada dhalashadiisa ku casuumay xaaskiisii ay kala tageen Sussanne Khan.

Sussanne Khan iyo Hrithik Roshan ayaa markale soo bandhigay in uusan wax khilaaf ah ka dhexeyn inkastoo ay nolosha isku firaaqeeyeen. Xafladdaan ka dhacday hoteel ku yaalla Mumbai ayaana aheyd mid aad u shidan.

Xaqiiqadu waxay tahay labadooda oo xilli ahaan jiray shimbirihii jaceylka Bollywood ayaa xafladdaan ku yimid hal gaari. HR wuxuu fadhiyey kursiga koowaad, halka Sussanne ay fadhisay kursiga dambe. Caruurtooda Hrehaan iyo Hridhaan ayaana ku wehliyey gaarigaan.

HR wuxuu xirnaa funaanad madoow oo ay ku qoran tahay I Love Peace. Wuuna jecel yahay nabadda maadaama uu la socday Sussanne Khan. Halkaan hoose ka daawo sawirro.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1247)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. cawil sahal says:

    FILMFARE AWARS FOR BEST ACTOR 2017 SUPERSTAR SALMAN KHAN




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: