Rasmi: Dangal Oo Noqday Filimka 20-aad Ee All Time Blockbuster Noqdo Oo Ay Ebid Bollywood-ka Sameeyaan

Super Star Aamir Khan wuxuu la yimid filimka Dangal oo All Time Blockbuster noqday ama darajada ugu sareyso ee filim gaaro.

Hadaba Dangal wuxuu si rasmi ah u noqday filimka 20-aad ee All Time Blockbuster noqdo oo ay Bollywood-ka la imaadaan taariikh ahaan sida shabakada Boxoffice India Trade Network lagu cadeeyay xogteedii hore iyo xogta haatan ee Update-ka lagu sameeyay.

Taariikh ahaan xogta filimada Bollywood-ka ee la heli karo waxay bilaabatay sanadii 1940 ilaa haatan diiwaan rasmi ah ayaa laga hayaa filimada iskoorada lixaada leh ka dhigeen gudaha Hindiya.

Fadlan hoos kaga bogo 20-ka filim ee All Time Blockbuster noqdeen taariikh ahaan iyo mid walbo lacagaha uu keenay ee uu darajadaas ku gaaaray xiligiisii:

1. Kismet (1943) – 1 Crore

2. Rattan (1944) – 1 Crore

3. Mother India (1957) – 4 Crore

4. Mughal-E-Azam (1960) – 5.50 Crore

5. Sholay (1975) – 15 Crore

6. Jai Santoshi Maa (1975) – 5 Crore

7. Ram Teri Ganga Maili (1985) – 9.50 Crore

8. Main Pyar Kiya (1989) – 14 Crore

9. Aankhen (1993) – 14 Crore

10. Hum Aapke Hain Kaun (1994) – 72.46 Crore

11. Dilwale Dulhania Le Jayenge (1995) – 53.31 Crore

12. Raja Hindustani (1996) – 43.14 Crore

13. Border (1997) – 39.45 Crore

14. Kuch Kuch Hota Hai (1998) – 46.86 Crore

15. Gadar Ek Prem Katha (2001) – 76.86 Crore

16. 3 Idiots (2009) – 201.37 Crore

17. Dhoom 3 (2013) – 2060.63 Crore

18. PK (2014) – 337.72 Crore

19. Bajrangi Bhaijaan (2015) – 315.49 Crore

20. Dangal (2016) – 320.13 Crore (mudo 16-maalmood ah)

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1343)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (16)

  1. Kamaal says:

    Xakarie sxn waa runtaa.. markii hore waxaan akhristay meel
    ghajni
    dabangg
    sultsn
    channia expres.
    Intaba ka dhigaysa ALBB
    Markaa sxb waad iga saxnayd mardanbe ayaan xaqiqada ogaday
    Thanks

    • Zakarie Abdi says:

      Adiga mudan waa arin fiican hadaan wax isla fahanay, bro always welcome…

  2. ramala says:

    Lkn zakariye wxd hilmantey gajin inuu aha filmka 100caror club furey and it’s all the time blackbaster u should check that fact

  3. Filimside qaabke ayu dngal alltime Blockbuster kunoqday

    • Zakarie Abdi says:

      Wuxuu All Time Blockbuster ku noqday inuu noqday filimka lacagaha saamiga ugu badan kooxda cajaladaha qeybiyaan iyo sidoo kale inuu iskooro badan gobolada Hindiya ka dhigan marka uu tiyaatarada ka dagana iskoorada lacagaha gobolada uu kala wareegi doono PK iyo Bajrangi Bhaijaan.

  4. Su,al filimside
    Qaabkee ayuu dangal all time Blockbuster
    Kunoqday
    Ma macaash bdn baa
    Ma daawashada bdn baa
    Mise scorka goblduu qaar qabsdy
    Jwb degdega
    Sakariye abdi

  5. Thnks filimside

  6. Sakariye cabdi zxp wxd ii sheegtaa qaabka uu dangal all time Blockbuster ku noqday ma lacago waliya laga helay ma 13 gobol bu qaar lawareegay mise kii loogu dawasho bdna ayu noqday
    Jawab degdega…..

  7. Yacquub says:

    Hhhhh Cajiiib Dangal Ma durtaba Alltime BBL

  8. Yacquub says:

    Hhhhh Cajiiib Dangal Ma durtaba Alltime BBL

  9. ALL TIME BLOCKBUSTER KHAN MAGACA YAAN LAGU QABSAN

  10. Kamaal says:

    Bal linkiga iso dhig halkan aan ka eegee …

  11. Kamaal says:

    Zakarie sxb google ghajini xataa AlBB . Ayaa box ofki sheegayaa. Ee see wac u khaldanyihiin . Suldan lamid

    • Zakarie Abdi says:

      Sxb Google iyo waxaas xogta Boxoffice-ka run kama sheegaan midka kale Indicine waa shabakad wanaagsan laakiin Boxoffice India magaaraan waa runtaa meel walbo Ghajini, Dabangg iyo Sultan All Time Blockbuster ayaa ugu qoran balse xaqiiqo ma ahan warkaas, filim All Time Blockbuster wuxuu ku noqon karaa labo arin:
      Inuu noqdo filim dhamaan 13-ka gobol ee lacagaha Bollywood-ka kasoo xareeyeen hogaanka u qabto ama iskoor ka dhigo gobol walbo iyo qodobka labaad oo ah in lacagahah saamiga ugu badan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan iyo sidoo kale uu noqdo filimka loogu daawasho badan yahay ama tikit-ka ugu badan loo goostay marka intaasba ma sameynin sedexda filim ee aad ku doodeysid inay All Time Blockbuster yihiin.

  12. Kamaal says:

    Suldan iyo dabank miyayna ahayn Albbt… liiskana kuma jiraane .inkasto aan ahay tageere amirkhan

    • Zakarie Abdi says:

      Maya ma ahan All Time Blockbuster waa Blockbusters




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: