canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Rasmi: Dangal (All Time Blockbuster), Dangal (Blockbuster), Rustom (Super Hit) Iyo Filimadii 2016 Natiijooyinkooda Oo Update Ah | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Rasmi: Dangal (All Time Blockbuster), Dangal (Blockbuster), Rustom (Super Hit) Iyo Filimadii 2016 Natiijooyinkooda Oo Update Ah

Dhawaan waxaan idinla wadaagnay kala saaridii ugu dambeesay oo ay shabakada Boxoffice India soo bandhigtay laguna cadeeyay filim walbo natiijada uu gaaray.

Hadaba xogtaas kaliya hal filim ayay natiijadiisa qabyo ahayd waana Dangal oo la sugaayay todobaadkiisa sedexaad ganacsiga uu sameyn karo.

Madaama Jimcadii iyo sabtigii ugu dambeeyay Dangal ganacsi xad dhaaf ah sameeyay haatan shabakada Boxoffice India waxay xaqiijisay in Dangal uu yahay All Time Blockbuster.

Aamir Khan waa atooraha kaliya ee marka uu soo shaashada kusoo laabto sameyn karo filim darajada ugu sareyso gaari karo waayo 2013, 2014 iyo 2016 wuxuu la yimid sedex filim oo All Time Blockbuster isku xigaan!

hadaba kala saarida natiijooyinka filimadii 2016 Bollywood-ka sameeyeen oo Update ah sidoo kalena shabakada Boxoffice India soo saxday hoos kaga bogo, waana filimada kaliya ee ganacsi macquul ah Boxoffice-ka ka sameeyeen:

All Time Blockbuster

1. Dangal (180 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heli doonaan qiyaas ahaan marka uu tiyaatarada ka dago.

Blockbuster

2. Sultan (158.50 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

Super Hit

3. Rustom (61.55 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

4. Airlift (59.65 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

Hit

5. M.S. Dhoni – The Untold Story (60.05 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

6. Housefull 3 (54.92 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

7. Ae Dil Hai Mushkil (53.19 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

8. Baaghi (38.10 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

9. Kapoor & Sons (32.35 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

10. Neerja (31.92 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

11. Pink (29.85 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

Semi Hit

12. Dear Zindagi (31.25 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

13. Ki & Ka (24.59 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

Average

14. Dishoom (33.26 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

15. Udta Punjab (27.65 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

16. Happy Bhaag Jayegi (12.42 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

Below Average

17. Shivaay (42.46 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

18. Befikre (29.25 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

19. Wazir (19.23 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

20. Motu Patlu – King Of Kings (1.96 crore) waa lacagaha saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1052)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Aamir khan




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: