canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Ranbir Kapoor Sanadkaan Maalinta Jaceylka Aduunka (Valentines Day) Muxuu Sameyn Doonaa | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Ranbir Kapoor Sanadkaan Maalinta Jaceylka Aduunka (Valentines Day) Muxuu Sameyn Doonaa

Chocolate boy Ranbir Kapoor waxaa la ogaaday waxa uu qaban doono sanadkaan maalinta jaceylka aduunka (Valentines Day) oo ku beegan 14-ka bisha Febraayo 2017.

Ranbir 6-sano ee ugu dambeesay maalinta jaceylka aduunka wuxuu waqti la qaadanayay jeceylkiisii Katrina Kaif balse sanadkii hore ayay kala hareen.

Sidaa darteed Ranbir Kapoor maalinta jaceylka aduunka sanadkaan waxay ku noqon doontaa maalin waji cusub u leh asigoo wax lamaane ah waqti la qaadan doonin.

Sidaa darteed waxaa la ogaaday in Ranbir Kapoor maalinta jaceylka uu bilaabi doono duubista filimka Sanjay Dutt taariikh nololeedkiisa looga hadlaayo.

Sidaa darteed Ranbir Kapoor shaqadiisa ayuu waqti la qaadan doonaa maalintaas waana arin xidigaan ku cusub ayadoo aduunyada jaceyl looga dabaal dagayo inuu shaqada filimkiisa weyn bilaabo.

Filimka Sanjay Dutt noloshiisa looga hadlaayo waxaa Director ka ah Rajkumar Hirani waxaana la daawan doonaa filimkaan 22-ka December 2017.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (639)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: