canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Nin Iska Dhigayey Shaqsi Waalan Oo Lagu Qabtay Isagoo Caruur U Dhalatay Dal Africa Ah Ku Sameynaya Wax Aadan Aamini Karin (Sawirro) | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Nin Iska Dhigayey Shaqsi Waalan Oo Lagu Qabtay Isagoo Caruur U Dhalatay Dal Africa Ah Ku Sameynaya Wax Aadan Aamini Karin (Sawirro)

Gobolka Delta State ee dalka Nigeri arrin la yaab leh ayaa ka dhacday, iyadoo xaafadda Ukwani lagu qabtay nin iska dhigaya inuu waalan yahay oo kale.

Wariyaha ka shaqeeya gobolkaas Ossai Ovie ayaa kusoo qoray akoonkiisa Facebook in la qabtay ninkaan isagoo isku deyeya inuu afduubto laba caruur ah.

Mid ka mid ah caruurtaas ayaana isku deyey inuu la dagaalo laakiin ninkaani wuxuu damcay inuu toorreey ku dilo ka hor inta aysan boliisku caawin caruurtaas.

Boliiska ayaa daaha ka qaaday inay xabsiga dhigeen ninkaan iska dhigayey sida shaqsi waalan oo kale ka dib markii ay deriska caruurtaas boliiska gurmad degdeg ah ka dalbeen. Wiilkii uu dhaawaca u geystay ayaana isbitaalka loo qaaday.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1970)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: