canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Ma Runbaa In Hada Ka Hor Xiriir Jeceyl Dhex Maray Prabash Iyo Atirishada Aan Ka Dhicin Trisha Krishnan | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Ma Runbaa In Hada Ka Hor Xiriir Jeceyl Dhex Maray Prabash Iyo Atirishada Aan Ka Dhicin Trisha Krishnan

trisha-sanjana-bujji-gadu06

Qaar ka mid ah aqristayaasheena ayaa marar kala duwan nasoo weydiiyeen in labada xidig ee Koonfur Hindiya caanka ka Prabhas iyo Trisha Krishnan uu xiriir jeceyl dhex maray.

Hadaba baaritaan badan markii aan sameenay waxaan ogaanay in labadan xidig wax xiriir jeceyl uusan dhex maray balse hada ka hor hal mar la isku xantay.

Prabhas iyo Trisha Krishnan shaqo wacan ayaa dhex martay waxayna shaqadoodii ka bilaabatay filimkii Varsham oo ay sanadii 2004 wada jileen.

Labadan xidig filimkoodii kowaad Varsham wuxuu noqday mid guuleestay sidoo kalena aad looga helay qaab jiliinkoodii midaasna waxay sababtay in filim sameeyayaasha dalabaad kala duwan usoo diraan.

Labo sano kadib sanadii 2006 Prabhas iyo Trisha waxay wada sameeyeen filimkii caanka ahaa Pournami kaasi oo lagu hami weynaa balse noqday filim ganacsi ahaan guul dareestay.

Goormaa La Isku Xantay Inuu Xiriir Dhex Maray:

Ma ahan arin xaqiiqo in Prabhas iyo Trisha xiriir dhex maray balse waxaa la sheegay xili ay duubayeen filimkoodi Pournami inay waqti wada qaateen hal goobna wada joogeen habeen habeenada ka mid ah.

Prabhas iyo Trishali oo shaqo laga sugaayay ayaa la sheegay inay Hotel ku wada caweeyeen meeshana cabitaan kulul ku cabeen sidoo kalena ay taleefoonada habeenkaas dansadeen.

Balse labadan xidig ayaa si rasmi ah arinkan u beeniyeen inay isla seexdaan habeenkaas sidoo kalena shaqo ka badan aysan ka dhaxeynin.

Prabhas Weli Nolosha Kali Ayuu Ku Yahay:

Xidigan koonfur Hindiya caanka ah kuna caan baxay filimkii Baahubali ayaan weli helin qof uu nolosha la wadaago, waxaana la hadal hayaa in sanadka dambe 2017 uu si rasmi ah u aqal gali doono.

Prabhas jeceyl kuma guursan doono balse gabar ay hooyadiis usoo xushay ayuu nolosha la wadaagi doonaa.

Trisha Krishnan Nolosheeda Waa Mid Is Bedel Badan:

Xidigtan waxay h--ey jeceyl ula wadaagtay jilaaga koonfur Hindiya caanka ka ah Rana Daggubati waxayna ku dhawaadeen inay is guursadeen.

Balse labada qoys oo ay kasoo kala jeedaan ayaa isku diideen labadan lamaane si rasmi ah ayayna u kala hareen dhowr sano ka hor.

Trisha Krishnan ayaa bishii Janaayo sanadkii h--e 2015 sheegtay inuu faraanti u galiya ganacsadaha reer Chennia ee lagu magacaabo Varun Manian.

Laakiin bishii June ee sanadkii h--e 2015 ayay xidigtan si rasmi ah u sheegtay inay kala hareen Varun Manian sidoo kalena faraantigiisii dib ugu celisay haatana ay tahay qof nolosha kali ku ah!

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (865)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. haybe says:

    Aad baan uga helay sheekadan waad mahadsan tihiin filimside




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: