canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Ma Ogtahay Bisha Maarso Inay Tahay Bil Filimo Qayb Labaad/Sedexaad Laga Sameeyay Soo Bixi Doonaan (+Sawiro) | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Ma Ogtahay Bisha Maarso Inay Tahay Bil Filimo Qayb Labaad/Sedexaad Laga Sameeyay Soo Bixi Doonaan (+Sawiro)

Waxaan kasoo gudubnay bilihii November iyo December ee sanadkii h--e oo aan aragnay filimo qaybo labaad laga sameeyay in tiyaatarada laga daawaday sida Rock On 2, Tum Bin 2, Force 2, Kahaani 2 and Chaar Sahibzaade – Banda Singh Bahadur kuwaas oo isku xig xigeen.

Balse bisha Maarso ee sanadkaan 2017 ayaa ka xiiso badan wixii aan h--ey usoo aragnay madaama tiyaatarada la saari doono filimo qayb labaad ama sedexaad laga sameenayo la daawan doono sida ‘Sarkar 3’, ‘Badrinath Ki Dulhania’, ‘Naam Shabana’, ‘Commando’.

Fadlan hoos kaga bogo bisha Maarso 2017 filimada qaybaha labaad iyo sedexaad laga sameeyay ee la daawan doono todobaadyada kala duwan:

Commando 2 [3rd March]: Vidyut Jamwal wuu soo laabtay waxaana daawan doonaa horaanta Maarso filimkiisa Action-ka ah Commando qaybtiisa labaad waxaana ku wehliyaan Esha Gupta iyo Adahm Sharma.

Amitabh Bachchan, Vidyut Jammwal, Varun Dhawan, Alia Bhatt, Taapsee Pannu

Badrinath Ki Dulhania [10th March]: Varun Dhawan iyo Alia Bhatt wey soo laabteen waxayna qayb labaad ka sameeyeen filimkoodii Humpty Sharma Ki Dulhania, kaasi oo Super Hit weyn noqday sanadii 2014.

Amitabh Bachchan, Vidyut Jammwal, Varun Dhawan, Alia Bhatt, Taapsee Pannu

Sarkar 3 [17th March]: Big Bachchan iyo Director Ram Gopal Varma wey soo laabteen waxayna Maarso la imaan doonaan filimkooda Sarkar qaybtiisa sedexaad, markaan mashruucaan waala balaariyay waxaana lagu soo daray jilaayaal caan ah oo ay ka mid yihiin  Manoj Bajpayee, Yami Gautam, Amit Sadh, Jackie Shroff iyo Ronit Roy.

Amitabh Bachchan, Vidyut Jammwal, Varun Dhawan, Alia Bhatt, Taapsee Pannu

Naam Shabana [31st March]: Filimkaan waa mid gaar ah waayo waa qayb kowaad ayadoo aan 2015 daawanay qyabtiisii labaad oo ahaa filimkii Baby ee Akshay Kumar hogaamiyaha ka ahaa.

Amitabh Bachchan, Vidyut Jammwal, Varun Dhawan, Alia Bhatt, Taapsee Pannu

Markaan Akshay Kumar muuqaal marti ah ayuu filimka Naam Shabana ku leeyahay waxaana hogaamiye ka ah atirishada Taapsee Pannu.

Aqriste Filimaha Qaybaha Labaad/Sedexaad Laga Sameeyay Ee Bisha Maarso La Daawan Doono Midkee Xiiso Gaar Ah U Qabtaa Inaad Daawatid Ama Uu Guuleesto:

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (551)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. H$A.KHAN says:

    Commando 2




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: