Jimcadaan Koonfur Hindiya Ayay Ka Shidan Tahay: Chiranjeevi, Vijay Iyo Nandamuri Balakrishna Mid Walbo Filim Weyn Ayaa Loo Saari Doonaa

Sanadkaan 2017 wuxuu ku bilaaban doonaa si hadal heyn xoogan ku dheehan dhanka Koonfur Hindiya madaama Super Star-da waa weyn Jimcadaan filimo saameyn leh loo saari doono.

Chiranjeevi, Vijay Iyo Nandamuri Balakrishna mid walbo filim uu hogaamiye ka yahay ayaa Jimcadaan Koonfur Hindiya tiyaatarada ku yaalo laga daawan doonaa.

Waxaa xiiso gaar ah leh in Mega Power Star Chiranjeevi oo wato filimka Khaidi No. 150 oo Telugu ah isku dhici doonaan atooraha caanka ah Nandamuri Balakrishna filimkiisa weyn ee la wada sugaayo Gautamiputra Satakarni.

Super Star Vijay isaga kaligiis ayay u xureesan tahay dhul weynaha Tamil waxaana Jimcadaan loo saari doonaa filimkiisa xiisaha badan Bairavaa.

Fadlan hoos kaga bogo 13-ka bishan Janaayo filimada la daawan doono ee Koonfur Hindiya iska leeyihiin lana filaayo inay Boxoffice-ka wacdaro ka dhigaan:

Khaidi no 150 (Telugu):

Image result for Khaidi no 150 (Telugu)

Jilaayaasha filimkaan: Chiranjeevi, Kajal Aggarwal

Director: VV Vinayak

Gautamiputra Satakarni (Telugu):

Image result for Gautamiputra Satakarni (Telugu)

Jilaayaasha filimkaan: Nandamuri Balakrishna, Hema Malini, Shriya Saran

Director: Krish

Bairavaa (Tamil)

Image result for Bairavaa (Tamil)

Jilaayaasha filimkaan: Vijay, Keerthy Suresh

Director: Bharathan

Puriyaatha Puthir (Tamil)

Image result for Puriyaatha Puthir 2017

Jilaayaasha filimkaan: Vijay Sethupathi

Director:  K.S Ravikumar

Koditta Idangalai Nirappuga (Tamil):

Image result for Koditta Idangalai Nirappuga  movie

Jilaayaasha filimkaan: Parvathy Nair and Shantanu

Director:  R. Parthiepan

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (662)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: