canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Hogaamiyaha Filimka DANGAL Aamir Khan Oo Farriin Qalbiga Taabaneysa La Wadaagay Taageereyaashiisa | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Hogaamiyaha Filimka DANGAL Aamir Khan Oo Farriin Qalbiga Taabaneysa La Wadaagay Taageereyaashiisa

Atooraha caanka ah ee shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Industry Aamir Khan filimka uu hogaamiyaha ka yahay Dangal wuxuu ahaa mid inaba aan caadi aheyn. Wuxuu ahaa filim aad u awood badan kaasoo xambaarsanaa farriin isboorti ah.

Filimkaani wuxuu jebiyey iskoorro h--e ugu yaallay Box Office halka uu dhigay iskoorro cusub. Aamir Khan ayaana go’aansaday inuu u mahadceliyo shaqsi kasta oo taageeray filimkiisa kana caawiyey inuu gaaro derejadaas sarre ee All Time Blockbuster.

Bayaan uu soo dhigay akoonkiisa Twitter ayuuna ugu mahadceliyey taageereyaashiisa iyo weliba agaasimihii filimkaan Nitesh Tiwari.

Dangal wuxuu ahaa filim laga sameeyey taariikh nololeedka halyeeyga ciyaaraha musaaricada India Mahavir Singh Phogat kaasoo tababar siinaya labadiisa gabdhood Geeta iyo Babita Phogat, kuwaasoo guulo taariikhi ah usoo hooyey India. Sidoo kale filimkaani wuxuu ahaa mid ka mid ah aflaanta ugu wanaagsan ee uu sameeyey Aamir Khan.

Halkaan hoose ka akhriso bayaankii kasoo baxay Aamir Khan ee mahadcelinta uu ugu jeedeiyey taageereyaashiisa.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (1129)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. xasancilmijeeri. says:

    hampalyo again atooraha maamula shirkada baaxada wayn e bollywood ka ..

  2. Darwiish says:

    Atoorah wax kusoo kordhiya bollywoodka ee Mr creator record aamir khan
    Viva aamir

  3. ĎJŁËÊ AMORE says:

    HAMBALYO atooraha ugu awoodda badan shirkada aflaanta India Mr.perfectionist guulo kale ayan urajaynayaa




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: