canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Fannaanadda Weyn Ee Reer USA Nicki Minaj Oo Tooshka Lagu Shiday, Ma Naag Mise Nin? | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

Fannaanadda Weyn Ee Reer USA Nicki Minaj Oo Tooshka Lagu Shiday, Ma Naag Mise Nin?

Fannaanadda u dhalatay Mareykanka Nicki Minaj muddo dheer muran kama taagneyn jinsiyaddeeda dumarnimo. Si kastaba ha ahaatee, warar badan oo xan ah oo ku saabsan jinsiyaddeeda ayaa soo baxay tan iyo markii ay kala hareen fannaanka heesaha raabka Meek Mill.

Nicki Minaj ayaa waxay baraheeda bulshada ku xaqiijisay inay haatan iskaabulo tahay maadaama ay kala hareen Meek Mill, waxayna Twitter kusoo qortay: “Haa, waxaan xaqiijinayaa inaan iskaabulo ahay waxaana diiradda saarayaa shaqadeyda. Sidoo kale waxaan doonayaa inaan nolosha la wadaago ragga aan xiriirka yeelan doono”.

Laakiin Minaj haatan tooshka ayaa lagu shiday, shabakadda MediaTakeOut ayaana sheegeysa inay haatan shukaansaneyso gabar kale. Gabadhaas ayeyna waqti la qaadatay markii loo dabaaldegayey Curashada Sannadkaan Cusub.

Taasi waxay keentay inay soo baxaan warar xan ah oo sheegaya inay Nicki Minaj ama ku jirto dumarka u guuxa dumarka (Lesbian). Balse jawaabta kasoo baxda fannaanaddaan la jecel yahay heesaheeda ayaan sugeynaa.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (2789)




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: