canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge DAAWO SAWIRKA: Waa Maxay Sababta Ay Lebiska Sarre U Siibatay Atariishada Dhallintayar Disha Patani? | Filimside.com – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga

DAAWO SAWIRKA: Waa Maxay Sababta Ay Lebiska Sarre U Siibatay Atariishada Dhallintayar Disha Patani?

Sawir qaadaha caanka ah Dabboo Ratnani wuxuu maanta bilaabay barnaamijkiisa Grand Calendar 2017 wuxuuna bilaabay qaadista sawirradiisa dadka caanka ah ee ka xamaasha shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood.

Qaar ka mid ah shaqsiyaadkaan caanka ah ayaan sugi karin in sawirradaan lagu arko bogaga sarre ee wargeysyada waa weyn ee dalka India iyo majalado iibsaday xuquuqda sawirradaan.

Atariishada Disha Patani ayaana durba taagereyaasheeda baraha bulshada la wadaagtay mid ka mid ah sawirradeeda loo diyaariyey barnaamijka Grand Calendar 2017. 24 sanno jirtaan ayaa waxay Bollywood kusoo biirtay sannadkii tegay markaasoo ay kusoo gashay filimkii M.S. Dhoni: The Untold Story.

Waxaana xusid mudan inay sannadkaan isku diyaarineyso inay saameyn muuqata ku yeelato Bollywood durba waxay ka qeyb noqon doontaa Grand Calendar 2017 waana barnaamij sawirro faashiyoon ah lagu diyaariyo.

Disha Patani ayaana laga qaaday sawir ay qaab faashiyoon ah u gashay iyadoo qeybta sarre aan wax dhar ah ku asturan.

Waxaa Aqrisay Warbixintaan (2509)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. istar qaali says:

    wa naag an xishoot lahayn kalabad dheh




Featured Video

WARARKA UGU WAAWEYN

MAQAALO XIISO BADAN..

%d bloggers like this: